Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan ee ugu Guryaha qaalisan Caalamka iyo Lacagta ay ku fadhiyaan?

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan ee ka dheesha kubada Cagta ee ah kuwa ugu Guryaha qaalisan Caalamka iyo Lacagta uu ku fadhiyo Guri kasta.

Hadaba Waa kuwee 10 kaas Cayaaryahan?

10. Kaka- $3 Million

9. Andres Iniesta: $4.6 million

8. Lionel Messi- $5 million

7. Mario Balotelli: $5 million

6. Cristiano Ronaldo: $6 million

5. Frank Lampard: $7 million

4. John Terry: $7.5 million

3. Wayne Rooney: $17.83 million

2. David Beckham: $20 million

1. Didier Drogba- $21million

Fikradaha Akhristayaasha (0)