Daawo-Weeraryahanada ugu xawaaraha dheereeya ilaa hadda horyaalka England iyo siday u kala horreeyaan

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacayada shanta Cayaaryahan ee ugu dheereeya ama ugu orodka badan dhamaan inta ka Cayaarta Horyaalka Premier League dalka England kuwaas oo aan idiin soo gudbin doono mid kasta inta oo ordi karayo.

Hadaba Waa kuwee shantaas Cayaaryahan?

5. Romelu Lukaku (Man United) –34.56 km/hr

4. Joshua King (Bournemouth) –34.70 km/hr

3. Jamie Vardy (Leicester) –35.10 km/hr

2. Marcus Rashford (Man United) –35.21 km/hr

1. Shane Long (Southampton) –35.31 km/hr

Fikradaha Akhristayaasha (0)