Daawo-Goalashii Manchester United Kaga Badisay Crystal Palace

Afar gool oo ay kala dhaliyeen Juan Mata, Marouane Fellaini & Romelu Lukaku ayaa guul weyn siiyay Manchester United iyadoo wiilasha Mourinho ay si kumeel gaar ah hogaanka ugu qabteen horyaalka Premier League madama ay 19-dhibcood shaqeysteen 7-dii kulan ee ugu horeysay kaidb markii ay ka badisay Crystal Palace.

DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)