DAAWO-Chelsea oo Guuldaro Kala Kulantay Man City iyo Kooxda Citizens-ka oo Hogaanka La Qabatay Man UTD

Manchester City ayaa halkeeda ka sii wadatay guulihii xidhiidhka ahaa ee ay soo gaadhaysay waxayna Stamford Bridge ku soo garaacday kooxda Antonio Conte ee Chelsea. Manchester City ayaa dib ugu soo laabtay hogaanka Premier leaque kadib markii ay ka soo gudubtay imtixaankii Blues iyada oo Kevin De Bruyne uu gool cajiib ah ku dhulka ku dhigay kooxdiisii hore ee Chelsea

HALKAAN KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)