Morata oo ka caraysiiyey macalinka Arsenal shaaciyeyna macalimiinta uu aaminsan yahay inay aduunka ugu fiican yihiin

Xiddiga Chelsea Morata ayaa ka careysiiyay Wenger ka hor kulankaan isagoo ka tagay markii uu magcaabayay tababarayaasha ugu fiican adduunka.

“Wuxuu tilmaamay inuu indhaha ku ahayay sawirka macalimiinta Zinedine Zidane, Carlo Ancelotti iyo Jose Mourinho intii uu socday shirkii sannadlaha ahaa ee tababarayaasha FIFA.

“Waxaan lasoo shaqeeyay Max Allegri waayaheygii Juventus, hadda waxaan lashaqeynayaa Antonio Conte ayuu yiri Morata.

Chelsea news: Antonio Conte Alvaro Morata

Laakiin Morata ayaa ka careysiiyay Wenger markii uu sharaxay macalimiinta kale ee uu jecel yahay inuu ka hoos shaqeeyo.

Pep Guardiola iyo Jurgen Klopp waxa ay kamid yihiin macalimiinta aan jeclahay inaan la shaqeeyo ayuu yiri Morata.

Markii uu qiimeynayay saxiixyada xagaagaan kusoo biiray kooxda Premier League, hogaamiyaha kooxda Arsenal Wenger ayaa yiri: “Waxay u eg yihiin kuwo heysta aasaaska kooxahooda.

“Tiemoue Bakayoko waa ciyaaryahan aad u xoogan, Sidoo kale Nemanja Matic ayuu yiri Wenger.

“Chelsea waxay Diego Costa ku bedeleen Morata, waxaan isleeyahay inuu yahay gooldhaliya laakiin uusam gaari karin heer lamid ah Costa.

Fikradaha Akhristayaasha (0)