Akhriso natiijooyinkii caawo ay kusoo dhamaadeen ciyaarihii Champion Leaugue.

Waxaa caawo la ciyaaray is aragii ugu horeeyay ee wareega koobka horyaalka Yurub ee loo yaqaan UEFA Champion League, waxaana is arkay 16 kooxood oo ku jira guruubyo kala duwan, halka 16 kalena ay xalay ciyaareen iyadoo lagu furay horyaalka.

Hadaba, waakan natiijooyinkii ciyaarihii dhacay.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)