DAAWO-Maryan Mursal,”Axmed Cali Cigaal goal ayaan ka dhaliyey maadaama aan ka soo hormaray”.

Fanaanaddda caanka ah ee Maryan Mursal oo socdaal ku maraysa deegaamada Puntland ayaa sheegtay inay goal ka dhalisay Fanaan Axmed Cali Cigaal maadaama ay uga soo horaysay Puntland islamarkaana ay iyadu ku soo dhoweyn doonto xilli uu ku soo wajahan yahay.

DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (1)