Xiriirka kubada cagta Puntland oo aqoonsigii kala laabtay tababarihii kooxda Garowe City.

Xiriirka kubada cagta Puntland, ayaa ganaax dheer ku riday tababarihii kooxda kubada cagta ee Garowe City, kadib lagu eedeeyay inuu ku kacay falal anshax xumo ah oo ka dhan ah sharuucda kubada cagta Puntland.

Tababare Maxamed Cabdi Xasan (Bile), ayaa sidoo kale lagala noqday aqoonsigii tababarimo.

Halkaan hoose ka akhriso warqada 

Fikradaha Akhristayaasha (1)