WARBIXIN HORDHAC AH-Kulanka City Vs Liverpool, Halista Agueo, Sturridge oo raadinaya goalkii 1aad iyo arrimo kale

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa sabtida soo socota garoonka ku booqan doonta kooxda Manchester City, iyadoo maanka ku haysa inay ilaashato recordka dhanka guulaha ah ee ay ka haysato.

Guul darro la’aanta

The Reds ayaan wax guul darro ah kala kulmin dhiggeeda citizenska tan iyo guul darradii 3-1 ee Etihad bishii September 2014.

 

MANCHESTER, ENGLAND - Sunday, March 19, 2017: Liverpool's James Milner celebrates scoring the first goal against Manchester City from the penalty spot during the FA Premier League match at the City of Manchester Stadium. (Pic by David Rawcliffe/Propaganda)

 Hat-trick-gii Ugu dambeeyey

Laacibkii ugu dambeeyey ee Liverpool  oo city kadhaliya saddex leey wuxuu Michael Owen, in September 2002 at Maine Road.

 

Sturridge oo raadinaya 100 goal.

Daniel Sturridge ayaa dhaliyey 99 goal dhammaan tartamada oo dhan wuxuuna lix kamid ah goalashaasi dhaliyey sanadkiisii ugu horeeyey ee City  32 kulan oo uu u saftay 2006-09.

LIVERPOOL, ENGLAND - Sunday, August 27, 2017: Liverpool's Daniel Sturridge celebrates scoring the fourth goal during the FA Premier League match between Liverpool and Arsenal at Anfield. (Pic by David Rawcliffe/Propaganda)

13 maalmood kahor Sturridge ayaa shabaqa soo taabtay markiisii 10aad isaga oo kursiga kaydka ka soo kacay kaliya David Fairclough (18) iyo Ryan Babel (12) ayaana ka badan liverpool ahaan ciyaaryahan bedel ku soo gala oo goal u dhaliya kooxda.

Clean sheets

Liverpool ayaa shabeqeeda goal ka ilaashatay  6 jeer oo kamid ah 7 league games and 7 in the last 9, conceding 5 goals in those 9 matches.

City’s home record

The Citizens ayaa ku guul daraystay 7 jeer inay shabaqa soo taaabtaan 127 league games at home.

Beware of Aguero threat

MANCHESTER, ENGLAND - Sunday, March 19, 2017: Manchester City's Sergio Aguero scores his teams equalising goal during the FA Premier League match against Liverpool at the City of Manchester Stadium. (Pic by Gavin Trafford/Propaganda)

Sergio Aguero ayaa goal dhalinayey dhammaan shantii kulan ee Premier League oo uu Liverpool kaga horyimid garoonka Etihad.

Fikradaha Akhristayaasha (1)