Manchester United Mise Manchester City Kooxdee xidigeheedu ku fadhiyaan lacagta ugu badan

Wargeyska Tuttosport ayaa soo daabacay 8-naadi ee qaarada Yurub kuwooda cayaartooyda qiimaha ugu badan ku fadhiyaan ku sugan yihiin waxaana xusid mudan in labada Manchester 8-naadi ka mid yihiin.

Jose Mourinho kooxdiisa Man United xidigaha ku sugan waxay qiimo ahaan ku fadhiyaan €766 million.

Pep Guardiola kooxdiisa Man City xidigaha ku sugan waxay qiimo ahaan ku fadhiyaan €733 million.

Fikradaha Akhristayaasha (0)