Madaxweynaha Puntland oo Gudoomiye cusub u magacaabaya gobolka Karkaar

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Xaaji Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hadda weli ku maqan gudashada waajibaadka diiniga ah ee Xajka ayaa lagu wadaa inuu maalmaha foodda nagu soo haya magacaabo gudoomiyaha gobolka Karkaar.

DR Gaas, ayaa laga sugayaa magacaabista gudoomiye cusub oo uu yeesho gobolku kadib markii gudoomiyihii hore ee gobolka Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje loo magacaabay wasiirka wasaaradda maaliyadda Puntland.

RIIX HALKAAN

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. […] Madaxweynaha Puntland oo Gudoomiye cusub u magacaabaya gobolka Karkaar […]