Xiriirka kubada cagta Puntland oo magacaabay tababarayaal ku-xigeeno.

Puntland oo udiyaar garoobaysa tartanka kubada cagta Soomaaliya oo lagu qabanayo magaalada Kismaayo ee xarunta Jubaland, ayaa markii ugu horeysay waxay magacowday tababare ku xigeeno labo ah.

Wareegto kasoo baxday xafiiska xiriirka kubada cagta Puntland, ayaa lagu sheegay magacaabida tababarayaashan.

Halkaan ka eeg.

Fikradaha Akhristayaasha (1)