DAAWO-Orodyahan MO Farah oo isu bedeley ciyaar yahan kubadda cagta ah iyo xirfadiisa.

Mo Farah ayaa Markii ugu horaysay Kasoo Muuqday Garoon kubada cagta ah isagoo safanayey kullan ay ciyaartooyo caan ahi kasoo qayb galeen, waxaana layaab ku noqotay markii uu gool dhaliyey isla ciyaartaasi

Fikradaha Akhristayaasha (0)